Qabiil

Qabiilo..maantay maxaad ii tartaay? Walaalahay sookaayo baad ii keyntay laakin kuuwii aan iskuu aaf, iis kuu dhaqan, iskuu deen, iskuu wijii, iskuu hoyo, waad iiga dhiishay. Mantaay Qabiilo waan kuu fuuray!! Dhinbii, xuuman, ooyiin, iyo beyr xanuun uun bayaa igu sabiisay. Qabiilo Qurankii wuxuu kuu yirii mantaay madaa kaa so bixiin. Walaaltinimo iyo iis garaasho uun bayaa lugugu baxnaa. Laakiin Qabiilo anaaga kaa gaar dharaan, mantaayna Waan Ku fuuray, biirito waan kuu dhilaa aniiga iyo walalahaay oo aad iga gadaay! ilaa aad dhimatiid qabiilo maa nasanaayo, dhul keygu naa maa nasanaayo

EJG via herstorytale.tumblr.com

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s